Xiriirka ku lumay dhinaca socdaalka

Maxaad sameyn kartaa?

Waxaad ka raadin kartaa qaraabadaada warbaahinta bulshada, oo dhinaca xiriirada la wadaagay ama websaydka loogu tallogalay 'Trace the Face' ('Raadi Wajiga').

Bilow raadintaada

Sidee ayaan kuu caawin karnaa?

Waan kugu caawin karnaa raadintaada ee qaraabada haddii aad lumisay xiriirka sabab la xiriirto socdaalka. Kani waa adeeg bilaash ah, iyo warbixintaada waxaa loola dhaqmaa si qarsoodi ah. Waxaa kaliya oo lala wadaagayaa gudaha Laanqeerta Cas ama hay'adaha kale ee dabagalayo ogolaanshahaaga cad iyo kaliya ujeedada laguugu caawinayo inaad heshid xubnaha qoyskaaga.

Si aad u bilowdid nidaamka raadinta qaraabadaada, raac tallaabooyinkaan:

  1. Nala soo xiriir si aad balan u sameysatid.
  2. Imaw xafiisyadeena ee waqtiga la diyaariyay.
  3. Nasii warbixin loo baahanyahay oo saxiix foomamka quseeyo.

Balan sameyso